Abe xuseen ayaa fariin ku soo qortay dusha taas oo mujineysa in ay jirto dhibaato uu qabo.
Waxaana farintas ay u qorneed sidaan’ madaxweynaha jamuuriyada soomaaliya waxaan rabaa in aan kula kulmo hadaa ducadeyda rabto madaxweyne sodon sano fadhiyana inaad noqoto aad rabto ila kulan waxaan ahay ciidankii Dowladii siyaad Barre ka dibne waxaa ka mid noqday Dowladii madaxweyne shariif markii aad Dowlada qabatayna waxaa ka mid noqday Dadkii aad gurigooda u cerisay fadlan Madaxweyne isoo dhawee haddii aad ducadeyda rabto.
Dalka soomaaliya waxaa ku nool Dad badan oo qaarkood ay ciidamo yihiin oo aan helin wax xuquuq ah.
Hoos ka dhageyso:

