Wednesday, October 29, 2025
HomeWararDeg Deg Somaliland oo Xaqiijisay Kiisaskii ugu horreeyay ee Cudurka Corona Virus.

Deg Deg Somaliland oo Xaqiijisay Kiisaskii ugu horreeyay ee Cudurka Corona Virus.

Wasiirka Caafimaadka Somaliland ayaa sheegay in ka dib markii baaritaano lagu sameeyay dad horay looga shakiyay labo ruux oo ka mid ah laga helay Corona Virus.

Laba qof ayaa kala ah nin Shiinaha u dhashay oo Berbera jooga iyo nin reer Burco ah oo UK ka soo laabtay.

Somaliland waxa ay sheegayaan in labadda ruux ay Xaaladood Caafimaad wanaagsan tahay, islamarkaana hadda ay la tacaalayaan laamaha Caafimaadka.

QORAALADA LA XIRIIRA

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe