Tuesday, October 14, 2025
HomeBarnaamijyadaAlshabaab oo weeraray Injineer ka tirsan wasaarada biyaha Galmudug iyo Maamulka Dagmada...

Alshabaab oo weeraray Injineer ka tirsan wasaarada biyaha Galmudug iyo Maamulka Dagmada Xarardheere oo cambaareeyay weerarkaas

25.07.2024, Wararka aan ka helayno Magalaada Xarardheere ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ururka Alshabaab ayay weerar ku qaadeen gaari u la socday Engineer Abdirizak Mohamed Adan oo marayay inta u dhaxaysa Xarardheere iyo ceelhuur.

Maamulka dagmada xarardheere oo weerarkaas ka hadlay ayaa xaqiijiyay dhimashada darawalki gaariga Injineerka iyo caawiyihii injineerka oo u dhintay dhaawac soo gaaray, xiriiro aan la samaynay Engineer Abdirizak nooma suura galin inaan helno, waxuusa Maamulka dagmada xarardheere noo xaqiijiyay in Injineerka Hobyo la geeyay.

Warqad maamulku dagmada uu hogaaminaayo Guddomiye ku xigeenka ahna ku simaha guddoomiyaha dagmada Mohamed Abshir Jiirow la wadaagay warbaahinta ayaa sidaan u

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe