Thursday, April 2, 2026
HomeWararAl-shabaab Oo Dad Ka Af-duubtay Galagaduud.

Al-shabaab Oo Dad Ka Af-duubtay Galagaduud.

Kooxda  Al-Shabaab ayaa Wiil iyo Aabbahii ka Af-duubtay  degaanka Gal-Qoryaale oo hoos taga Degmada Guri-ceel ee Gobolka Gal-gaduud.

Labada Nin ee ay Al-Shabaab Af-duubteen oo lagu kala Magacaabo jiray, Maxamed C/raxmaan Xersi iyo Aabbihii C/raxmaan Xersi Warsame, ayaa la sheegayaa in ay Maalmo ka hor weydiisteen Xoolo iyo Lagaco balse ay ka Biyo diideen.

Dadka degaanka ayaa sheegay in Labada Nin ee ay Malleeshida Al-Shabaab kaxaysteen ay ula dhaqaaqeen dhinaca degaanka Ceel-garas.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe