Sunday, June 21, 2026
HomeWararGudahaGuddiga uu Laftagareen u xilsaaray Doorashada Koofur Galbeed oo shaaciyay Magacyada Xildhibaannada...

Guddiga uu Laftagareen u xilsaaray Doorashada Koofur Galbeed oo shaaciyay Magacyada Xildhibaannada uu soo xulay

Guddiga Doorashooyinka ee Maamulka Koofur Galbeed uuna magacaabay Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa ku dhawaaqay magacyada Xildhibaannada Baarlamaanka 3aad ee Dowlad-Goboleedkaas uu usoo xulay Guddigaan.

Xubnahaan waxa ay tiradoodu gaaraysaa 95 Xildhibaan, waxaana la sheegay in ay iska dhex dooran doonnaan qofka ugu da’da wayn si uu u noqdo shirguddoonka kumeel-gaarka ah ilaa inta ay ka dooranayaan Guddoonkooda.

Halkaan ka aqriso Magacyada Xildhibaannada cusub ee la shaaciyay:

 

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe