Thursday, July 16, 2026
HomeWararGudahaYay ahaayeen dadkii maanta lagu sheegay in ay codkooda dhiibteen

Yay ahaayeen dadkii maanta lagu sheegay in ay codkooda dhiibteen

Marin habaabintii lagu sheegay doorasho golaha degmo ee ujeedkeeduna ahaa lacag Dhaqid (money laundering).

Xogaha rasmiga ah ee aan ka helnay dadkii maanta lagu sheegay in ay codeeyeen waxay ahaayeen marka laga soo tago tiro aad u yar oo iskood u codeeyay, waxay ahaayeen 11,000 askari oo Boolis ah, 6,000 shaqaale rayid ah, 3,000 shaqaalaha Gobolka Banaadir ah, 1500 Nabadsugid ah, 1800 Military Boolis ah, 75 qof ticktokers ah.
iyo xoogaa qori lagu keenay sida aad baraha bulshadaba ku aragteen dad waayeello ah ah oo oranaya qori ayaa meeshaan la igu keenay.

Qof kasta oo qaan gaar ah, caqligiisana taam yahay wuu dareensanyahay ujeeddada laga leeyahay waxaan loogu yeeray doorasho,waana in bilaayiintii doolar ee laga qaatay dhulkii tirada badnaa ee sida sharci darada ahayd loo xaraashay, walina uu xaraashkiisa uu socdo in ummadda iyo caalamka lagu dhaho waxaan ku bixinay qabashada doorashada.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe