Thursday, July 2, 2026
HomeWararGudahaMadaxweyne Xasan Shiikh oo maareeye cusub u magacaabay Dekadda Muqdisho

Madaxweyne Xasan Shiikh oo maareeye cusub u magacaabay Dekadda Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa Maareeyaha Dekadda Muqdisho u magacaabay Danjire Maxamed Ameeriko.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Wasiirka ayaa xilka looga qaaday Maareeyihii hore Axmed Washington.

Hoos ka akhriso Wareegtada
May be an image of ticket stub and text

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe