Monday, October 26, 2026
HomeWararGudahaSoomaaliya iyo Shiinaha oo ku heshiiyey in la sii xoojiyo iskaashiga garsoorka.

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ku heshiiyey in la sii xoojiyo iskaashiga garsoorka.

Baashe Yuusuf Axmed Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa la kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya Wang Yu.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay, waxaana ay isla garteen in la sii xoojiyo wada shaqeynta Garsoorka ee Soomaaliya iyo Shiinaha, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA.

Danjire Wang ayaa yiri, “Waxaan wadahadal dhiirigelin ah la yeeshay guddoomiyaha maxkamadda sare Baashe Yuusuf Axmed oo ku saabsanaa sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga garsoorka ee labada dal”.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe