Friday, July 31, 2026
HomeWararGudahaRW Abiy oo saddex wasiir oo cusub u magacaabay xilalka wasiirnimo.

RW Abiy oo saddex wasiir oo cusub u magacaabay xilalka wasiirnimo.

Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa maanta magacaabay wasiirro cusub oo ay ka mid yihiin Wasaaraddaha Arrimaha Dibadda, Wasaaradda Cadaaladda, iyo Wasaaradda Dalxiiska.

Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshada ku shaaciyay in Gedion Timothewos loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya.

Sidoo kale, Guddoomiyihii hore ee Komishanka Maal-gashiga Itoobiya (EIC), Hanna Araya-Selassie ayaa loo magacaabay Wasiirka Caddaaladda, iyadoo beddelaysa Gedion Timothewos.

QORAALADA LA XIRIIRA

85 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe