Thursday, July 30, 2026
HomeWararGudahaDEG DEG: Qarax is-miidaamin ah oo goordhow ka dhacay Iskuul Booliisiya

DEG DEG: Qarax is-miidaamin ah oo goordhow ka dhacay Iskuul Booliisiya

Qof ismiidaamiye ah ayaa isku qarxiyey maqaayad ay fariistaan Ciidanka iyo saraakiisha Booliiska oo ku taala gudaha xerada Iskuul Booliisiya ee magaalada Muqdisho.

Dhimasho iyo dhaawacyo badan ayaa jira  waxaana gudaha ka socota rasaas, sida ay Shabelle u sheegeen ilo wareedyo xilkas ah.

 

Lama ogaan karo khasaaraha  balse dadka udhow xeradaas ayaa soo warinaya in xaalad kacsanaan ah ay meesha ka jirto.

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe