Sunday, June 21, 2026
HomeWararDibaddaAmiirka dalka Qatar iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa khadka taleefoonka kaga wada...

Amiirka dalka Qatar iyo madaxweynaha Soomaaliya ayaa khadka taleefoonka kaga wada hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka labada dal.

Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al Thani ayaa kala hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, xiriirka labada dal ee walaalaha ah iyo sidii kor loogu qaadi lahaa.

Hadalkan ayaa imaanaya xilli maanta uu Amiirka dalka Qatar khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Waxay sidoo kale ka wadahadleen xaaladihii ugu dambeeyay ee Soomaaliya, iyo arrimo dhowr ah oo heer gobol iyo heer caalami ah oo ay wadaagaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe