Saturday, July 4, 2026
HomeWararDibaddaGalmudug oo goordhow toogasho ku fulineyso raggii dilay macallinka iyo dhaqtarka{sawirro}

Galmudug oo goordhow toogasho ku fulineyso raggii dilay macallinka iyo dhaqtarka{sawirro}

Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa goordhow dil toogasho ah ku fulinaysa raggii dilay Macalinkii iyo Dhakhtarkii walaalaha ahaa.

 

Wariyayaasha Dhuusamareeb ayaa ku sugan hada Saldhigga Booliiska halkaas oo gaari looga qaadi rabo danbiilayaasha lagu fulinayo qisaasta.

Nuur Cabdi Maxamed, Shuceyb Maxamed Faarax Aadan, iyo Bile cabdullahi Xasan ayaa lagu fulin rabaa dilka qisaasta ah ee Marxuumiinta kale ahaa Dr Axmed Xasan cusmaan iyo Macallin Axmed Xasan Cusmaan.

Raggan ayaa waxaa horey dil toogasho ah ugu xuntay Maxkamadda Gobolka Galgaduud.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe