Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa xalay waqti dambe soosaaray xaanshi uu ku magacaabay Saddex Wasiir, labo Wasiiru-Dowle & hal Wasiir ku xigeen oo ku biiraya liiska Xukuumaddiisa.
Qoor-Qoor ayaa magacaabistiisa ku saleeyay ‘Baahida loo qabo Wasiirradaas iyo kartida ay u leeyihiin’ Wasaaraha loo magacaabay sida uu ku yiri xaanshida magacaabista ah ee Madaxtooyadiisa kasoo baxday.
Halkaan ka aqriso Xaanshida Magacaabista:


