Saturday, July 4, 2026
HomeWararDibaddaDhageyso:-Duqii degmada Baladweyne ee xilkii laga qaaday oo ka hadlay Halkii...

Dhageyso:-Duqii degmada Baladweyne ee xilkii laga qaaday oo ka hadlay Halkii Arin ee Xilka Looga Qaaday.

Maamulka Hirshabelle ayaa xilkii ka qaaday Duqa Magaaladda Baladweyne Cabdullahi Salaad oo xilkaan loo magacaabay dhawaan.

Xilkaqaadistaan ayaa la rumeysan yahay in ay la xiriirto ka dib markii Cabdullahi Salaad Maalmihii Danbe uu qoraal ka sameeyay Culeysyo ka jira Hirshabelle iyo eedeyn uu u jeediyay qaar ka mid ah wasaaradaha Maamulka.

Hoos ka dhageyso codka duqii hore magaalada baladweyne ee xilka laga qaaday.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe