Monday, August 24, 2026
HomeWararDibaddaXasan Sheekh oo ku wajahan Kismaayo iyo ujeedka socdaalkiisa.

Xasan Sheekh oo ku wajahan Kismaayo iyo ujeedka socdaalkiisa.

Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta ku  wajahan magaalada Kismaayo ee Xarunta Kumeel gaarka u ah Maamulka Jubbaland.

Magaalada Kismaayo haatan waxaa ka socda, qabanqaabada soo dhawaynta Madaxwaynaha, iyadoo amniga magaalada si wayn loo adkeeyey.

Ciidamo aad u farabadan ayaa lagu arkayaa gudaha magaalada, kuwaasi oo sugaya ammaanka, waxaana sidoo kale Masuuliyiinta mamaulkaasi ay sugayaan soodhaweynta Madaxweynaha.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe