Sunday, June 21, 2026
HomeWararDibaddaDhageyso:- Xabad joojin la dhagax dhigay beelo colaad ku dhaxmartay xadka gobolada...

Dhageyso:- Xabad joojin la dhagax dhigay beelo colaad ku dhaxmartay xadka gobolada shabeellaha dhexe iyo Hiiraan .

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Hirshabeelle Cabdiraxmaan Daahir Guure  , guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdulahi Axmed Maalin iyo guddoomiyaha gobolka shabeellaha dhexe Axmed Meyre Makaraan ayaa kulamo gooni gooni ah la qaatay waxgaradka labada beelood  oo  dhawaan ku dagaalamay deegaanka Iji oo ku yaalla xadka kala qeybiya gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe.

Kulamadan ayaa  ka kala dhacay degmada Jalalaqsi ee gobolka hiiraan  iyo deegaanka Ceel Baraf   ee gobolka shabaalaha dhexe waxaana  lays ku afgartay in la joojiyo xabada islamarkana la kala qaado maleeshiyaadkii dagaalamay kadibna la iskugu yimado kulamo lagu xalinayo sababta keentay colaadda u dhaxeeysa labadaas beelood.

Waxaa Soo jeedinaya : – Bashiir abdulahi osmaan

Hoos ka dhageyso….

……..

….

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe