Tuesday, July 14, 2026
HomeWararDibaddaMadaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Garowe.

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Garowe.

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Garowe .

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka qayb galaya Xaflada Caleema saarla madaxweynaha la doortay ee Puntland  Saciid Cabdullaahi Deni .

Amniga Magaalada Garowe ayaa aad loo adkeeyay waxaana halkaas ku sugan Wafuud kala duwan oo ka qayb galaysa Xaflada Caleema saarka .

QORAALADA LA XIRIIRA

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe