Monday, July 13, 2026
HomeWararDibaddawariyaal laga hor istaagay kulanka Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federaalka soomaaliya .

wariyaal laga hor istaagay kulanka Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federaalka soomaaliya .

Askar isugu jirta NISA iyo booliska Muqdisho ayaa saaka hor istaagay saxafiyiin ka socotay Somali Cable TV oo soo tabin lahaa kulanka Aqalka Hoose ee Barlamaanka Federaalka soomaaliya .

Sababta waxaa lagu sheegay muuqaal dhacdadii Sabtidii ka dhacday Barlamaanka oo soo bandhigtay qaar ka mid ah xildhibaannada oo biyo isku weerarayay xilli Aayado Quraan ah lagu furayey kulanka Sabtida Barlamaanka Federaalka soomaaliya . .

Inkastoo warbaahin badan ay baahisay muuqaallada, haddana falka lagu beegsaday saaka saxafiyiinta Somali Cable TV wuxuu u muuqdaa mid gooni loogu takaroorayo warbaahinta Somali Cable TV  sidaas ayaa lag yiri  qoraal lagu qoray barta facebooga  ee Somali Cable TV  .

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe