Saturday, October 17, 2026
HomeWararDibaddaMUQDISHO : Kulanka ka dhan ah Laftagareen oo ka dhacay Villa Hargaysa

MUQDISHO : Kulanka ka dhan ah Laftagareen oo ka dhacay Villa Hargaysa

Gudoomiye Aadan Madoobe iyo guddi ka socda Xubanaha isbedel doonka Koonfur Galbeed ayaa shir uga bilowday Villa Hargeysa.

Xubnaha isbedel doonka waxaa kamid ah; Gudoomiyaashii hore ee Baarlamaanka, Jawaari, Mursal, Sharif Hassan, Wasiiru Dowlihii hore Arimaha Gudaha Senator Ilyas Ali Hassan iyo Agaasimihii Madaxtooyada Villa Somalia, Senator Hussein Sheikh Mohamud.

Mas’uuliyiintan ayaa lagu waddaa in ay warbaahinta madaxa-banaan ay la hadlaan kadib wadahadalkan muhiimkan.

Maalmahan dambe waxa magaalada Muqdisho ka soconaya shirarka looga hadlayo arrimaha koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe