Saturday, October 17, 2026
HomeWararDibaddaWasaaradda Waxbarashada DG Galmudug oo soo gudbisay Hab-raaca Baddelka Ardayga sanad Dugsiyeedka...

Wasaaradda Waxbarashada DG Galmudug oo soo gudbisay Hab-raaca Baddelka Ardayga sanad Dugsiyeedka 2023/24.{AKHRISO}

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha & Tacliinta Sare ee Dowlad-Goboleedka Galmudug ayaa soo gudbisay Hab-raaca Baddelka Ardayga sanad dugsiyeedka 2023-2024 si looga dhaqangeliyo goobaha wax lagu barto.

Wasaaradda ayaa sidoo kale shaacisay waqtiga la furayo goobaha Waxbarashada, marka la galayo Imtixaanka dhexe ee sanadka ka yar iyo dhammaan waxyaabaha aasaasiga u ah dhanka bahda Tacliinta sida hadalka loo dhigay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe