magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiraan ayaa lagu afduubtay wariye Cabdirisaaq Mire Dhoorre oo ka mid ah shaqaalaha Qaramada Midoobay horayna u ahaa Wariye dhawaana laga afduubtay magaalada Beledweyne waxaa laso warinayaa in ay soo wajahday xaalad caafimaad darro.
Ragga heysta oo sawiro ka soo qaaday ayaa ku cel-celinaya in aysan wax dhib ah u geysan doonin, waxaana si weyn baraha bulshada ugu faafay sawirada ay dableydu kasoo qaadeen nin ee u afduuban ila ka la duwan ayaa sidoo kale inoo xaqiijiyay in ay la xiriirto aano qabiil.
Falka lagula kacay Cabdirisaaq Mire Dhoorre ayaa ah mid aad u xun, waxaana jirta cabsi laga qabo inuu albaabka u furo dhib loo gaysto dad aan waxba galabsan,
Ma jirto ilaa iyo hada wax ka hadlay oo ka tirsan madaxda maamulka hirshabeele.

