Monday, May 25, 2026
HomeWararDibaddaXildhibaanno katirsan Baarlamaanka labada Aqal oo soo saaray Baaq ka kooban 5-...

Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka labada Aqal oo soo saaray Baaq ka kooban 5- qodob{AKHRISO}

Xildhibaanno katirsan labada Aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya kana soo jeeda deegaannada maamulka Puntland ayaa baaq kasoo saaray xaalada siyaasadeed ee ka dhalatay wax-kabadelka dastuurka Puntland ee ka taagan magaalada Garawe .

Qoraal ay soo saareen xildhibaannadan kasoo jeeda Puntland ayey ugu baaqeen maamulka Madaxweyne Deni iyo siyaasiyiinta kasoo horjeeda in ay ilaaliyaan xasilloonida iyo amniga caasimadda Puntland.

Xildhibaannadan ayaa sidoo kale ku baaqay in la joojiyo wax-kabedelka lagu sameenayo dastuurka maamulka Puntland, sidoo kale la qabto doorashada Puntland xilligeeda, iyadoo waliba loo qabanayo sidoo soo jireenka ahaa.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe