1-Cabdulaahi maxamed cali, agaasimihii guud ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada
2-Maxamed cabdi mukhtaar agaasimihii hore ee wasaaradda shaqada iyo arrimah bulshada
3 Cabdullahi Maxamed Cosoble agaasimaha waaxda ajaanibta ee haayadda socdaalka
4Cumar macallin Cali agaasime ku xigeenka waaxda ajaanibta ee haayadda socdaalka
5 Saabir Xasan Cabdinuur madaxa hubinta visa kordhinta ee waaxda ajaanibta ee haayadda socdaalka
6 aadan maxamed cabdi maamulaha qaadashada visaha ee waaxda visa kordhinta
7 abuubakar maxamed cali maamulaha xafiiska canshuuraha barriga ee garoonla aadan cadde
8 cabdulqaadir Cabdi Socdaal abtidoon qasnajiga qeybta daqliga ajaanibta ee bangiga dhexe
9 Maxamed Aadan Cabdullahi maamulaha bangiga dhexe ee laanta garoonka diyaaradaha Aaadan Cadde
10 Cabdiraxmaan Cabdikariim Madax qeybeedka ruqsad siinta ajaanibta ee waaxda sharciga iyo xiriirka shaqaalaha ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada
11 cabdullahi daahir wehliye qasnajiga qeybta daqliga ajaanibta laanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee bangiga dhexe
12 Cabdiwaaxid Muxsin ibraahim shaqaale ka tirsan qeybta ruqsad siinta ajaanibta ee waaxda sharciga iyo xiriirka shaqaalaha ee wasaaradda shaqada iyo arrimaha bulshada
14 muxyidiin Xasan Jurus Saabey agaasimaha waaxda canshuuraha barriga ee wasaaradda maaliyadda
15 Maxamed idirs Axmed madaxa qeybta canshuuraha dadban ee wasaaradda maaliyadda
15 Maxamed aadan Jimcaale Koofi agaasimihii hore ee haayadda ocdaalka iyo jinsiyadda dowladda Somalia
16 Cabdulqaadir Cilmi Cali agaasimaha guud ee haayadda socdaalka iyo jinsiyadda
17 Cabdiraxmaan Maxamed Cali Caadle agaasimihii hore ee waaxda ajaanibta ee haayadda socdaalka
18 Abuubakar Xasan madixii hore ee xaqiijinta documentiyada codsiga Visa Kordhinta ee waaxda ajaanibta haayadda socdaalka iyo jinsiyadda
Privacy Policy
This website uses cookies so that we can provide you with the best user experience possible. Cookie information is stored in your browser and performs functions such as recognising you when you return to our website and helping our team to understand which sections of the website you find most interesting and useful.

