Sunday, June 28, 2026
HomeWararDad ku dhintay weerar lagu qaaday kaniisad kutaalla dalka Jarmalka

Dad ku dhintay weerar lagu qaaday kaniisad kutaalla dalka Jarmalka

Inta la xaqiijiyay 7 qof ayaa ku dhimatay sideed kale waa ay ku dhaawacantay weerar lagu qaaday Kaniisad ku taal magaalada Hamburg ee wadanka Jarmalka.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay ayaa xiliga uu weerarka dhacayay waxa ay lahaayeen kulan diimeed ka dhacayay gudaha Kaniisada.

Ilaa iyo hada lama xaqiijin cida ka danbeysay weerarkaasi mana jiro cid loo soo qabtay balse laamaha amaanka ayaa halkaasi ka wadaan howlgal aad u weyn.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe