Wednesday, July 29, 2026
HomeWararDagaal saaka markale ka billaawday Magaalada Laas-Caanood iyo faah faahin laga helayo

Dagaal saaka markale ka billaawday Magaalada Laas-Caanood iyo faah faahin laga helayo

Dagaalka magaalada Laasacaanood ayaa galay maalintii 8-aad, waxaana tan iyo saaka dhawaqa hubka jugta culus laga maqlayaa duleedka iyo Xaafadaha Magaalada Laas-Caanood.

Inkastoo dhinacyada dagaallamaya ay sheegeen in ay diyaar u yihiin in xabbadda la joojiyo, ayaa haddana waxaa muuqata in dagaalka uu maalinba maalinka ka dambeeysa sii xoogaysanayo.

Xukuumadda iyo Somaliland ayaa ku baaqay in xal aan xabbad ahayn lagu dayo arrinta Laasacaanood, hayeeshee dhinacyadu ay u muuqdaan kuwo aan diyaar u aheyn.

Xukuumadda Somaliland ayaa si maalinle ah warbixino uga soo saara dagaalka magaalada Laas-Caanood, iyaga oo sheegay in ay soo weerareen kooxo argagaxiso ah iyo Ciidamo ka kala socda Puntland iyo Khaatuma.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe