Monday, May 25, 2026
HomeWararGalmudug oo yeelatay guddi doorasho

Galmudug oo yeelatay guddi doorasho

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug, mudane Cali Daahir Ciid ,ayaa shir gudoomiyay kulanka golaha wasiirada ee Dowladda Galmudug.

Shirka ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga guud, ayadoona warbixin laga dhageystay Wasaaradda Amniga Gudaha oo ka warbixisay xaaladda guud ee amniga Galmudug.

Dhinaca kale, Golaha wasiiradda ayaa cod aqlabiyad leh ku Ansixiyay Gudiga madaxa banaan ee doorashooyinka Galmudug.

Xubnaha Gudiga .

1- Xaliimo ismaciil ibraahim

2- Dr Yaasiin Cabdi Jaamac

3- Xersi Yuusuf  Barre

4- Khaliif Axmed Gabow

5- Amiira Daahir Maxamed

6- Maxamed Cabdi Shardi

7- Cabdirashiid Cabdiraxman Axmed

QORAALADA LA XIRIIRA

2 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe