Saturday, May 30, 2026
HomeWararXildhibaano katirsan Golaha Shacabka oo mooshin saxiixay

Xildhibaano katirsan Golaha Shacabka oo mooshin saxiixay

In ka badan 100 Xildhibaan ayaa saxiixday Mooshin ay ku dalbanayaan in la kordhiyo Mushaaraadka Xildhibaannadda Sida ay Risaala u xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo.

Xildhibaannada ayaa si weyn uga soo horjeestay gunno dhimis lagu sameeyay markii Wasaaradda Maaliyadda ay hakisay lacag dhan 1,100 dollar oo loogu tala galay Darawalada iyo ilaalada Xildhibaanka.

Wasaaradda Maaliyadda ayaa go,aamisay in Akoonka Xildhibaanka lagu shubo 3,000 oo ah mushaarkiisa.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe