Wednesday, October 8, 2025
HomeWararShabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday degaanka Qaayib

Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday degaanka Qaayib

Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka aroortii hore xoogaga Al-Shabaab ay weerar ku billowday qarax ismiidaamin ah.

Weerarkaan ayaa loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyey walxaha.

Deegaanka Qaayib ayaa hoostaga degmada Baxdo oo ka tirsan gobolkaasi.

Dagaal culus ayaa wali k socda degaanka Qaayib.

Waxaa la maqlaya rasaasta labada dhinac ay isweydaarsanayaan.

Labadii bishaan ayay aheyd markii Shabaab ay weerar ku qaadeen degaankaan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe