Wednesday, June 24, 2026
HomeWararMas'liyiin si deg deg ah ku tegay degaankii saakay la weeraray.

Mas’liyiin si deg deg ah ku tegay degaankii saakay la weeraray.

Degaanka Qaayib oo saakay weerar Gaadmo ah ku qaadeen Ururka  Al-shabaab ayaa waxaa gaaray Wasiirka Amniga Galmudug Maxamed Cabdi Aadan (Gaboobe) oo u wehliyo Sanator Saciid Siyaad Shirwac iyo Masuuliyiin kale.

Wasiirka Amniga ayaa ciidamada Qalabka sida, Kuwa Galmudug iyo Ciidanka Degaanka ku amaanay siday uga hortageen weerarkii Al-Shabaab iyo khasaaraha xooggan ay gaarsiiyeen

Wasiirka Amniga Galmudug ayaa sidoo kale amar ku bixiyay in la sii wado howlgalka dalka looga saarayo Al-Shabaab ka maamul ahaana ay diyaar u yihiin inay kaalintooda ka qaataan.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe