Saturday, October 31, 2026
HomeWararOlole dhiig bixin ah oo ka socda Magaalada Muqdisho

Olole dhiig bixin ah oo ka socda Magaalada Muqdisho

Magaalada Muqdisho, ayaa dadweyne fara badan waxey u galeen safaf isbitaalada, si ay dhiig u bixiyaan maadaama dad farabadan ay jiifaan, kuwaas oo u baahan dhiiga kadib markii ay ku dhaawacmeen qaraxyada.

Tani ayaa ka danbeysay kadib markii shacabka laga dalbadey iney dhiig bixiyaan, maadaama isbitaalada aanay heynin dhiig ay ku shubaan dhaawaca faraha badan ee lasoo gaarsiiyey.

Sidoo kale, Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa ka codsadey dadweynaha iney ku deeqaan dhiig, si loo badbaadiyo dadka dhaawaca ah ee deg degga ah u baahan.dhaawacyada.

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya, ayaa sidoo kale iyana ku deeqay dhiig, iyada oo Maanta xaaladda magaalada muqdisho ay tahay mid ka duwan maalmihii la soo dhaafay

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe