Sunday, August 2, 2026
HomeWararQarax askar badan ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Qarax askar badan ku dhinteen oo ka dhacay Shabeellaha Dhexe

Sidda ay xaqiijiyeen ilo lagu kalsoonaan karo kolonyo uu watay Sarkaal lagu magacaabo Col Saney Cabdulle ayaa qarax Miino waxaa lagula eegtay inta u dhaxeysa Jowhar iyo Balcad.

Saraakiisha Ciidanka ayaa xaqiijiyay in Qaraxa oo ahaa Miino uu haleelay gaari Cabdi Bile ah oo ay saarnaayeen Askar, ku dhawaad 10askari ayaa la xaqiijiyey iney ku geeriyoodeen, halka into intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen.

Col Saney Cabdulle ayaa ka badbaaday Qaraxa.

Ciidankaan ayaa  u socday magaalada  Jowhar oo maanta ay ka dhici doonto doorashadda ilaa 3 kursi oo mid ah golaha Shacabka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe