Monday, May 25, 2026
HomeWararMadaxweynaha Koonfur Afrika oo ku dhawaaqay xaalad Qaran

Madaxweynaha Koonfur Afrika oo ku dhawaaqay xaalad Qaran

Madaxweynaha dalka Koonfur Afrika Cyril Ramaphosa, oo hadlay ayaa ku dhawaaqay xaalad Qaran oo musiibo ah kadib fatahaado baahsan oo ku dhuftay Gobalka KwaZulu-Natal, kuwaasi oo galaaftay nolosha 443 Ruux, Kumanaan kalana ay ku guryo beeleen.

Ramaphosa, ayaa sheegay in Sanduuqa Wadajirka ee Covid-19 horey loogu qoondeeyey, haatan loo isticmaali doono dadaallada gurmadka fatahaadaha, ma cadda ilaa iyo hadda inta lacag ah ee laga sii deyn doono sanduuqa.

Waa Masiibadii ugu xumeyd ee soo marta taariikhda dalka Koonfur Afrika inta la xasuusto, waxaana aad uga xumaaday qaar kamid ah Madaxda dalalka Afrika.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe