Wednesday, May 27, 2026
HomeWararGuddiga hirgalinta doorashooyinta oo maalinkii 7-aad wadda Shihaado Siinta Xildhibaanada

Guddiga hirgalinta doorashooyinta oo maalinkii 7-aad wadda Shihaado Siinta Xildhibaanada

Waxaa saaka Shahaadada Xildhibaanimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya qaatay Xildhibaanada hoos ku qoran:

1. Farhan Ali Mohamoud AS#10
2. Abdirisaq Mohamed Osman AS#03
3. Zahra Abdulahe Igal (Bundubte) GSH#094

Guddiga hirgalinta doorashooyinta ee Heer Federaal ayaa sheegay in ku dhawaad 200 oo Xildhibaan ay qaateen Shihaadada ilaa hadda.

Waxay sheegeen in ay sii wadi doonaan tan iyo inta laga gaarayo 13 bishaan markaasi oo ku eg tahay Shihaado Siinta Xildhibaanada.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe