Tuesday, May 26, 2026
HomeWararXildhibaankii ugu horreeyey oo qaatay Shihaadada Xildhibaanimo

Xildhibaankii ugu horreeyey oo qaatay Shihaadada Xildhibaanimo

Xildhibaan Mohamed Ali Omar (Caana-nuug) ayaa noqday Xildhibaankii ugu horreeyey ee qaata shahaadada Xildhibaannimo ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa laga doortay Magaalada Kismaayo, waxaana uu ka mid yahay musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Shacabka.

Xildhibaanku waxa uu ku soo baxay kursiga; HoP#108.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe