Wednesday, June 24, 2026
HomeWararGuddoomiyihii Shabeellaha Hoose oo xilkii laga qaaday & mid kale oo loo...

Guddoomiyihii Shabeellaha Hoose oo xilkii laga qaaday & mid kale oo loo Magacaabay

Guddoomiyihii Shabeellaha Hoose oo xilkii laga qaaday & mid kale oo loo Magacaabay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Cabdiraxiin Nuur, isaga oo Guddoomiye kale Magacaabay.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa waxaa Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose markii Saddexaad loogu Magacaabay Ibraahim Aadan Cali Najax oo ahaa Wasiirka Dhalinyarada & Cayaaraha Maamulka Koonfur Galbeed.

Guddoomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Cabdiraxiin Nuur ayaa safar ugu maqan dalka Ingiriiska, iyada oo aan sirasmi ah loo faah faahin sababaha xilka looga qaaday.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe