Sunday, May 24, 2026
HomeWararDEG DEG: Qarax ka dhacay Beledweyne

DEG DEG: Qarax ka dhacay Beledweyne

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay  Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Sida ay xaqiijiyeen dadka dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow xarunta gobolka Hiiraan iyo agagaarka Buundada Liiqliiqato.

Wali si rasmi ah looma xaqiijin karo nooca Qaraxa iyo Khasaaraha

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe