Wednesday, August 19, 2026
HomeWararDEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

DEG DEG: Qarax ka dhacay Muqdisho

Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay degmada Kaaraan sidda ay Risaala u xaqiijijiyeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.

Qaraxa ayaa si gaar ah uga dhacay  Masjidka Turkida ee agagaarka Fagax.

Wararka qaar ayaa sheegaya in goobta uu qaraxu ka dhacay uu marayay taliyaha saldhiga degmada Kaaraan Gaashaanle Salad Caraale.

Ilaa hadda si rasmi ah looma xaqiijin karo khasaaraha ka dhashay.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe