Monday, May 25, 2026
HomeWararKoonfur Galbeed oo shaacisay qabashada doorashada 11 kursi oo Aqalka hoose ah

Koonfur Galbeed oo shaacisay qabashada doorashada 11 kursi oo Aqalka hoose ah

Guddiga Maamulka Doorashada Heer Dowlad goboleed ee Koonfur Galbeed (SEIT) ayaa shaaciyey 11 kursi oo Aqalka hoose ah kuwaas oo dhawaan la qaban doono doorashadooda.

Guddiga doorashooyinka ayaa sheegay in xubnahaan doorashadooda dhammaan lagu qaban doono Magaalada Baydhabo.

Wali ma jirto cid hirgalisay labo degaan doorasho dhammaan maamul goboleedyadda waxaana wali doorashada ay ka socotaa hal deegaan doorasho.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe