Monday, May 25, 2026
HomeWararGudoomiyaha baarlamaanka Somaliland oo aqbalay dacwad ay gudbiyeen xildhibaano

Gudoomiyaha baarlamaanka Somaliland oo aqbalay dacwad ay gudbiyeen xildhibaano

Guddoomiyaha Golaha wakiillada Somaliland cabdirisaaq Khaliif axmed ayaa aqbalay Dacwadii ay Xildhibaanadii 46 ka ahaa u gudbiyeen maxkamada Dastuuriga ah xili uu isugu yeedhayey xildhibaanada golahaasi maalinta berri ah kulankoodii caadiga ahaa.

Guddoomiyaha ayaa qoraalkiisa ku sheegay inay ka warsugayaan go’aanka maxkamada ee xeerka Furista ururada siyaasada.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe