Friday, June 26, 2026
HomeWararFowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo markale loo doortay kursiga Golaha Shacabka

Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan oo markale loo doortay kursiga Golaha Shacabka

Xarunta Dugsiga tababarka Janeraal Kaahiye ee Magaalada Muqdisho waxaa ka socota doorashada kuraasta Golaha Shacabka, kuwaas oo degaan doorashadoodu tahay Gobolada Waqooyi.

Goordhow waxaa la doortay Kursiga HOP262 oo dhowrkii sano ee la soo dhaafay ay ku fadhiday markalena Maanta loo doortay Fowsiya Yuusuf Xaaji Aadan, waxaana ay ka guuleysatay ka dib markii ay tartanka ka hartay Caasha Aadan Yuusuf oo la tartami lahayd.

Kursiga ugu dambeeya ee doorashada Maanta ayaa la guda galay, waxaana uu yahay HOP229 oo uu ku fadhiyo Xildhibaan Cabdullaahi Cismaan Ducaale.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe