Monday, May 25, 2026
HomeWararMaxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & Safiirka Turkiga?

Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & Safiirka Turkiga?

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Md. Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Turkiya u fadhiya Soomaaliya Amb. Mehmet Yilmaz.

Duqa Muqdisho Cumar Filish iyo Danjire Mehmet Yilmaz ganacsato soomaali ah iyo Turki ayaa ka wada hadlay sidii loo bilaabi lahaa dhismaha wadada Jaziira.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa Dowladda Turkiya uga Mahadceliyay Mashariicyada kala gadisan ay kawadaan magaalada Muqdisho

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe