Wednesday, May 6, 2026
HomeWararMadaxweynaha Argentine oo laga helay COVID-19

Madaxweynaha Argentine oo laga helay COVID-19

Madaxweynaha dalka Argentine Alberto Fernandez ayaa sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah ee karoona Fayras.

Madaxweynaha ayaa kusoo qoray bartiisa  Twitter-ka: “Waxaan dareemay xanuun kadibana waxaa leyga baaray covid19, waana layga helay”.

Madaxweyne Alberto Fernandez  ayaa intaas ku daray inuu hadda ku jiro karantiil, shaqadiisana kala socon doono qalabka la iska arko.

Madaxweyne Fernandez waa 62 jir, wuxuuna billaawgii sanadkaan qaatay  tallaalka Ruushka  ee “Sputnik V” .

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe