Thursday, April 30, 2026
HomeWararMadaxweynaha Argentine oo laga helay Karoona Fayras

Madaxweynaha Argentine oo laga helay Karoona Fayras

Madaxweynaha dalka Argentine Alberto Fernandez ayaa sheegay in laga helay cudurka safmareenka ah ee karoona Fayras.

Madaxweynaha ayaa kusoo qoray bartiisa Twitter-ka: “ Waxaan dareemay xanuun baaritaan leygu sameeyay kadib waxaa leyga baaray covid19, waana layga wargiliyay in leyga helay ”.

Madaxweyne Alberto Fernandez ayaa intaas ku daray inuu hadda ku jiro karantiil, shaqadiisana kala socon doono qalabka la iska arko.

Madaxweyne Fernandez waa 62 jir, wuxuuna billaawgii sanadkaan qaatay tallaalka Ruushka uu farsameeyay ee “Sputnik V”

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe