Thursday, April 30, 2026
HomeWararFaahfaahin ku saabsan madasha Badbaado Qaran ee maanta lagu dhawaaqay

Faahfaahin ku saabsan madasha Badbaado Qaran ee maanta lagu dhawaaqay

Shir u dhaxeeyay Madaxweynayaasha Puntland, Jubaland, Midawga Musharaxiinta, iyo midawga Siyaasiyiinta ka soo jeeda Somaliland oo ka socdey Airport Hoteel ayaa gabagabadii laga soo saaray go’aano, kuwaasoo dhinacyada shiraya ay ku sheegeen in Dalka lagu badbaadinayo.
Madasha ayaa ku dhawaaqday gole loogu magacdaray Badbaado Qaran, waxaana Gudoomiye looga dhigay Cabdi Xaashi Cabdilaahi oo ah Gudoonka Aqalka Sare.

Hogaanka Sare ee Gollaha Badbaado Qaran ayaa kala ah
1-Gudoomiye Abdi Xaashi Abdullaahi.
2-Madaxweyne Shariif Shiikh Ahmed.
3-Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam
4-Madaxweyne Saciid Abdullaahi Deni

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe