Thursday, April 30, 2026
HomeWararKenya oo diiday in ay tagto ICJ iyo Soomaaliya oo berri jeedin...

Kenya oo diiday in ay tagto ICJ iyo Soomaaliya oo berri jeedin doonta gunaanadka Dacwadda

Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u diiday in ay maanta soo bandhigto doodeeda ku aadan dacwada badda ka dib markii labadii maalmood ee lasoo dhaafay difaacatay Soomaaliya.

Maxkamada ICJ ayaa ku wargalisay in Soomaaliya ay jeediso gunaanadka dacwadda Soomaaliya ka dib markii ay Kenya fashilantay.

Maxkamadda berri galab 3:00PM ayay dhagaysan doonta gunaanadka Dacwadda ee Soomaaliya.

Wixii berri ka dambeeya Sida ay kusoo waramayaan wariyeyaasha Soomaaliyeed ee ku sugan Hogue waxaa la sugi doona go’aanka Maxkamada.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe