Friday, June 26, 2026
HomeWararCiidamada Puntland oo Wariye kuxiray Magaalada Boosaaso

Ciidamada Puntland oo Wariye kuxiray Magaalada Boosaaso

Wariye Bootaan ayaa Maanta dadweynaha Boosaaso weydiiyey aragtidooda ku wajahan Hadal-jeedintii xalay ee Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, taas oo ay dadka qaarkood ka hor yimadeen.

Lamaha amniga Magaalada Boosaaso ma shaacin sababaha loo xiray wariyaha, balse loo badinayaa inay tahay aragtidii uu weeydiiyay dadweynaha Boosaaso oo ay uga soo horjeesteen hadalkii uu xalay jeediyay.

Labadii sano ee la soo dhaafay ayaa waxaa degaannada Puntland lagu xiray dhowr wariye ,iyaga oo Shaqadooda kujira, waxaana Ururada Saxaafadda Soomaaliya ay walaac ka muujiyeen xariga Wariyeyaasha loogu geysanayo Magalada Boosaaso.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe