Tuesday, July 28, 2026
HomeWararGalmudug oo Magacaawday Guddi ka kooban 9 Xubnood{Akhriso:- }

Galmudug oo Magacaawday Guddi ka kooban 9 Xubnood{Akhriso:- }

Wasaaradda Arrimaha  Gudaha Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Guddi kumeel gaar ah oo  maamula u magacowday Degaanka Bacaadweyne  oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska wasiirka Arrimaha Gudaha Galmudug  ayaa lagu magacaabay Guddiga oo ka kooban 9 xubnood oo ka mida bulshada degmadaasi.

Guddoomiyaha Guddiga KMG ah ee  Wisil ee Gobolka Mudug ayaa waxaa loo Magacaabay Cabdi Naasir Axmed Yuusuf.

Hoos Ka Akhriso Magacyada guddiga loo Magacaabay degaanka Bacaadwyene ee Gobolka Mudug.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe