Thursday, April 30, 2026
HomeWararGalmudug oo sheegtay in ay dishay xubno ka tirsan ururka Al-shabaab oo...

Galmudug oo sheegtay in ay dishay xubno ka tirsan ururka Al-shabaab oo adeegsanayay hoobiyayaal

Afhayeenka maamul Galmudug ayaa warbaahinta u sheegay in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed jawaab ka bixiyeen weerar hoobiyayaal ah oo xalay Al-shabaab ay ku qaadeen magaalada Dhuusa-Mareeb.

Afhayeenka ayaa sheegay in markii ay hoobiyayaasha ku dhaceen magaalada durbabadiiba ciidamadu ku bixeen halka ay ka soo dhacayeen madaafiicda iyaga oo dul tagay xubno ka tirsan Al-shabaab oo hoobiyayaal ridayay.

Wuxuu sheegay in xubnahaas qaar ka mid ah toogasho lagu dlay halka kuwa kalana la qabtay iyaga oo dhaawac ah.

Weerarkan xalay lagu qaaday Dhuusa-Mareeb ayaa imanaya magaaladu isku diyaarineyso shir u furmaya madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad gobolleedyada dalka.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe