Thursday, April 30, 2026
HomeWararDEG DEG:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Rasaas La Maqlayo

DEG DEG:-Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Iyo Rasaas La Maqlayo

Qarax xooggan ayaa daqiiqado ka hor ka dhacay Magaalada Muqdisho ee casiimadda Soomaaliya, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aaddan qaraxa.

Wararku waxaa ay sheegayaan in qaraxu uu ka dhacay Waddada aadda Air-port-ka, waxaana uu ka dhacay sida goobjoogayaal ay inoo sheegeen bar lagu hubiyo gaadiidka, waxaana la sheegay in goobta qaraxu ka dhacay ay aad u u mashquul badnayd.

Rasaas xooggan ayaa laga maqlayaan goobta qaraxu ka dhacay, lamina oga khsaaraha ka dhashay Qaraxa

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe