Wednesday, April 29, 2026
HomeWararDowladda Soomaaliya oo kasoo horjeesatay Guddiyada doorashooyinka ay shaaciyeen Puntland & Jubbaland{AKHRISO}

Dowladda Soomaaliya oo kasoo horjeesatay Guddiyada doorashooyinka ay shaaciyeen Puntland & Jubbaland{AKHRISO}

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shaacisay in qoraal rasmi ah oo ku saabsan Magacaabista Guddiyada doorashooyinka  Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ee maamulaya doorashooyinka heer Dowlad Goboleed midkoona soo gaarsiinin.

Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la ogeysiiyay Madaxweynaha & Ra’iisul Wasaaraha ayaa waxaa lagu sheegay in guddiyada ay shaaciyeen Maamulada Puntland & jubbaland ay yihiin kuwo baalmarsan hanaanka Sharciga ah ee loo maro Magacaabista guddiyada.

Maamulada Jubbland iyo Puntland ayaa xalay saqdii dhexe waxaa ay  Baraha bulshada ku faafiyeen Magacyada min 8 Xubnood ay sheegeen in ay yihiin guddiyada doorashooyinka ee heer dowlad Goboleed.

QORAALADA LA XIRIIRA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

Rukumo warbaahinteena

10,000FansLike
1,043FollowersFollow
4,043SubscribersSubscribe